
Maxay Aragtida Koowaad Muhiim U Tahay Markii La Joogo Dhijitaalka
Waxaan ku noolnahay wakhti ay isticmaalayaasha markii ugu horreysay dunida dhijitaalka ah ku arka astaantaada.

Waxaan ku noolnahay wakhti ay isticmaalayaasha markii ugu horreysay dunida dhijitaalka ah ku arka astaantaada.

Mareegaha (Website), waa xarunta dhijitaalka ah ee ganacsigaaga ku matasha dunida internetka.

Doorashada ajensiga ugu fiican ee si saxan u qabanaya howshaada waa tallaabada ugu muhiimsan ee xaqiijinta guusha mashruucaaga.

Warbaahinta bulshada ayaa loo arkaa inay tahay goobta ugu hal-abuurka badan adduunka dhijitaalka ah.
8 sano oo waayo-aragnimo ah iyo asxaab khibrad u leh shaqadooda, waxay si aad ah u sugeyaan inay ku siiyaan xalalka ugu fiican uguna habboon baahiyahaaga!