Duubista Muuqaal

Duubista Muuqaal Xayaysiin

Filimada xayaysiinta waa hab wax ku ool ah oo macaamiisha ugu soo bandhigi karto uguna suuq-gayn karto alaabtaada ama adeegaaga .Si loo sameeyo filim xayeysiis ah oo wanaagsan, waxaa loo baahan yahay qalab tayo leh iyo koox wax soo saar xirfad leh. Sidaas darteed, hadaad u baahan tahay samaynta filim xayaysiin oo dareen ku reeba macaamishaada, Gamuun Dhijital ahaan waxan ku faraxsanahay inaa adeegaas idiin qabano.

Mashruuc miyaa haysaa?

8 sano oo waayo-aragnimo ah iyo asxaab khibrad u leh shaqadooda, waxay si aad ah u sugeyaan inay ku siiyaan xalalka ugu fiican uguna habboon baahiyahaaga!